Munaasibada Xuska iyo Weynaynta Maalinta dib ula soo Noqoshada Madaxbanaanida Qaranka Jamhuriyada Somaliland Awgeed Waxay farxada la qaybsanayaan Madaxda Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo uu ugu Horeeyo Gudoomiyaha Hay’adda Mudane: Mukhtaar Maxamed Cali Gudoomiye ku-xigeenka Mudane:-Xamse Cabdi Ibraahim iyo Agaasimaha Guud Mudane: Xamse Sul.Aadan Faarax dhamaan umadda reer Somaliland.
Kuma Helin Xodxodashee Xinjirbaa u qubatoo waa loo Xabaal galay.