kulanka hay'adda dhawrista tayada jsl iyo ururka dhakhaatiirta somaliland.
kulankan hay'adda dhawrista tayada jsl iyo ururka dhakhaatiirta somaliland ayaa ah mid ujeedkiisu yahay bilowga iskaashi muhiim ah oo diiradda lagu saarayo ilaalinta caafimaadka bulshada, gaar ahaan tayada dawooyinka iyo la-dagaallanka dawooyinka aan tayada lahayn ama been-abuurka ah.

allaa mahad leh
xafiiska isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadweynaha, hay'adda dhawrista tayada jsl