Hay'adda Dhawrista Tayada JSL ayaa Gobolka Togdheer ka daahfuartay tababar ku saabsan Heer-tayeedyada Wax-soosaarka Wanaagsan ee lingax iyo mooriska.
uddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Xamse Cabdi Ibraahin, ayaa maanta u furay tababar ku saabsan Heer-Tayeedyada Waxsoosaarka Wanaagsan, Lingaxa iyo Mooriska Warshadlayda Gobolada Bariga ee Somaliland, Siiba Kuwooda Ku Yaal Goboladda Saaxil iyo Togdheer. Warshaddaha Ka Qayb Qaadanaya Tababarka Waxaa Ka Mid ah Warshaddaha Maaxda, Saxansaxo, Ilays, Wadaniya iyo SomTuna. Waxaa Tababarkan Soo Qaban Qaabisay Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.
Tababarkan ayaa Intu Socon Doono Waxaa Lagu Baranayaa Habraacyo Muhiim ah Dhamaan Warshaddaha Dalka Markay Noqoto Caafimaadka iyo Bedqabka Bulshadda Somaliland.
Ugu danbayn Tababarkaas Waxaa Lagaga wada hadlay Sidi Loo Xoojin Lahaa Wada Shaqaynta Hay’adda Dhawrista Tayada iyo Warshadlayda. Sidoo Kale in La Sii wado Tababarada Noocan Oo Kale Ah.
Xafiiska Warbaahinta ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.
Related Post
Read More
Jul 05, 2025
Hargaysa 01 July 2025.
Guddoomiyah Hay'adda Dhawrista Tayada JSL, Maxamed Kayse...
Read More
May 18, 2025
Kelmada xuska munaasibadda 18 May ee Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada JSL,...
Read More
Feb 23, 2025
The Somaliland Quality Control Commission, in accordance with Law No. 68/2014, a...
Read More
Jul 02, 2025
Hargaysa 01 July 2025.
Guddoomiyah Hay'adda Dhawrista Tayada JSL,: Maxamed Kays...
Read More
May 18, 2025
Hay’adda Dhawrista Tayada JSL iyo Xuska Munaasibadda 18-ka May.
17 May 2025.
Har...
Read More
May 18, 2024
Munaasibada Xuska iyo Weynaynta Maalinta dib ula soo Noqoshada Madaxbanaanida Qa...
Read More
Jul 01, 2025
Maanta, oo ay taariikhdu tahay 30-dii bisha June-2025, Isniin ah, waxa ka qabsoo...
Read More
Mar 15, 2025
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,summad...