
Xafladda Shahaado Bixinta Summad tayeedka Warshada Sharaabka ILO-Tango oo ka Qabsoontay Damal Hotel-Hargeisa
Hargeisa Isniin 22-01-2024 Xafladda Shahaado Bixinta Summad tayeedka Warshada Sharaabka ILO-Tango oo ka Qabsoontay Damal Hotel Hargeisa taaso ay ka soo qaybgaleen Qaarka mida Golaha WasiiradaXukuumada Somaliland ,Xildhibaano Agaasimayaal Guud Maayir kuxigeenka Dawlada Hoose ee Hargeisa iyo Martisharaf Kale oo Tiro badan waxaana Halkaa Lagu Gudoonsiyay Shirkadda Ilo-tango Shahaadadii Summad Tayeedka. Taasoo uu gudoonsiiyay Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,Mudane Mukhtar Maxamed Cali.Agaasimaha Xafiiska Xidhiidhka dadweynaha iyo Saxaafadda.
Cabdicasiis Maxamed Abshir
-
4200575138225950332382364912122570198931795nView
-
420069076822595126571560106778378723711609nView
-
420088799822595106571562977677474241319204nView
-
4200948168225950465715686155229994907971791nView
-
4200949068225952532382148527685217318560418nView
-
4201091088225952665715463482510148896933928nView
-
4216216208224321432545254569103328903425597nView
-
421625379822432099921196326361310404366188nView
-
4216449478224320532545343852190186740091358nView
-
4216742588224321899211875814858284293523692nView
-
4216942138224321632545235384899421863934995nView
-
4217196128224321099211955119804273074014318nView
-
4217695728224321765878554544527617616530169nView
-
4218420968225951965715538909736556406641278nView
-
4218596808225951832382213816480694125719150nView