
shirweynaha shaqaalaha xarunta dhexe iyo maamulka sare ee hay'adda dhawrista tayada jsl
shirweynaha shaqalaaha hdht (xarunta dhexe) iyo madaxda hay'adda dhawrista tayada jsl ayaa saaka ka qabsoomay xarunta dhexe ee hay'adda.
shirweynahan ayaa daarnaa dib-isu-abaabul iyo dardargelin la dardargelinayo habsami-u-socodka shaqada iyo shaqaalaha, maddaama laga soo laabtay fasaxii maalmaha ciidda oo haatan loo baahan yahay in dedaalkii shaqada halkiisii laga sii ambaqaado, iyada la sii xoojinayo kaalintii muhiimka ahayd ee hay'addu ay ugu jirtay bulshada iyo qaranka somaliland intaba.
kulanka waxa shir-guddoominayay guddoomiyaha hay'adda dhawrista tayada jsl, md. maxamed kayse axmed oo uu wehelinayo guddoomiye-ku-xigeenka hay'adda dhawrista tayada jsl md. dr. maxamuud jaamac cali iyo sidoo kale ku-simaha agaasimaha guud ee hay'adda dhawrista tayada jsl md. maxamed cabdi fariid.
ugu danbeyn kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi aad u wanaagsan, waxaan soo afmeeray guddoomiyaha hay'adda dhawrista tayada jsl, iyada oo halkaas lagu kala guddoomay in dhammaan shaqaalaha hdht mid waliba uu dhankiisa ka sii labanlaabo dedaalka, siina xoojiyo kaalinta loo igmaday ee uu hay'adda iyo qaranka intaba kaga gudban yahay.
allaa mahad leh
xafiiska isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadweynaha, hay'adda dhawrista tayada jsl.)
-
65881031614793291542314845901284400593797274nView -
65716789114793293542314641914052855934593637nView -
65733306714793307808979881023001052542321570nView -
65733574914793274908983178801938091926991125nView -
65736713914793282942315704209394320861656542nView -
65742352214793299242314076331937807600943202nView -
65747440814793298008980868437578081285949297nView -
65749188414793279208982745415914895809797373nView -
6576828821479327250898341927079713548353245nView -
65785781214793285008982165418693756897471782nView -
65792530314793278242316172466312264255182483nView -
65820983614793280208982645534095655076227411nView -
65872230114793290408981623025308186691899841nView -
65881031614793291542314845901284400593797274n (1)View -
65881031614793291542314845901284400593797274nView -
65911702514793271275650206755410996391546949n (1)View -
65911702514793271275650206755410996391546949nView -
65975007514793288575648473826669157738338774nView
