Hay'adda Dhawrista Tayada JSL Ayaa Gobolka Togdheer Ka Daahfuartay Tababar Ku Saabsan Heer-tayeedyada Wax-soosaarka Wanaagsan Ee Lingax Iyo Mooriska.
uddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Dhawrista Tayada JSL, Md, Xamse Cabdi Ibraahin, ayaa maanta u furay tababar ku saabsan Heer-Tayeedyada Waxsoosaarka Wanaagsan, Lingaxa iyo Mooriska Warshadlayda Gobolada Bariga ee Somalilan...