U Diyaar Garowga Xuska Maalinta Madax Banaanida Qaranka JSL Ee 18 May.

Munaasibada Xuska iyo Weynaynta Maalinta dib ula soo Noqoshada Madaxbanaanida Qaranka Jamhuriyada Somaliland Awgeed Waxay farxada la qaybsanayaan Madaxda Hay’adda Dhawrista Tayada JSL oo uu ugu Horeeyo Gudoomiyaha Hay’adda Mudane: Mukhtaar Maxamed Cali Gudoomiye ku-xigeenka Mudane:-Xamse Cabdi Ibraahim iyo Agaasimaha Guud Mudane: Xamse Sul.Aadan Faarax dhamaan umadda reer Somaliland.
Kuma Helin Xodxodashee Xinjirbaa u qubatoo waa loo Xabaal galay.