January 14

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL, MD: Muuse Xasan X. Yuusuf, Ayaa maanta warbixin faahfaahsan siiyey, Guddida Joogta ah ee Golaha Wakiilada JSL, Gudoomiyaha ayaa Halkaasi ka sheegay, Shirkada Dalka keenay, Dawooyin iyo Raashin dhacay, iyo qaar tayo ahaan xun, oo ay Hay’adda Dhawrista Tayada, ay gacanta


ku qabatay, isla markaasina ay ganaax ku rideen Shirkadahaasi, qaar kalana ay gacanta ku hayaan, iyo Qodoba kale.( Muuqaal )