hay'adda dhawrista tayada jsl iyo jaamacadda hargeysa oo kala saxeexday heshiis isfaham iyo wadashaqyneed

axad, 16-nov-2025 hay'adda dhawrista tayada jsl, somaliland quality control commission iyo jaamacadda hargeysa ayaa saaka si rasmi ah ugu kala saxeexday jaamacadda hargeysa heshiis isafgarad, kaas oo ku dhisan wadashaqayn iyo iskaashi dhow oo ay yeeshaan hdht iyo jaamacadda hargeysa